buy cheap cialis onlinecom/wp-content/uploads/2012/12/Guus-Hiddink-300×170.jpg” alt=”" width=”300″ height=”170″ />Waxaan Maanta mdiin Haynaa tababareyaasha ugu mushaarka badan aduunka iyo (qaybta 6aad)
Waxaa Kaalinta Lixaad galay Guus Hiddink oo tababare u ah kooxda Anzhi.
Waxa uu ku muteystay guulihii uu lasoo qaatay kooxdan inta uu la joogay oo uu gaarsiiyey guulo la taaban karo.
Guus Hiddink wuxuu noqdey macalinka lixaad ee ugu lacagta badan aduunka Wuxuuna qaataa lacag dhan ( €8.3m)
Lasoco qaybta xigta macalimiinta ugu mushaarka badan aduunka.
Aadan Xasan Maxamed
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com