Thursday, May 23rd, 2013

Qaybta 4aad iyo tababarayaasha ugu mushaarka badan caalamka.

Waxaan maanta idiin haynaa tababarayaasha ugu mushaarka  badan aduunka iyo (qaybta 4aad)  Waxaa kaalinta afaraad  galay  Alex Ferguson oo wato kooxda Manchester united.

Waxa uu ku muteystay guulihii uu lasoo qaatay kooxdan 20 tankii sano uu la joogay  oo uu gaarsiiyey guulo la taaban karo.

Sir Alex Ferguson wuxuu noqday macalinka Afaraad  ee ugu lacagta badan aduunka  Wuxuuna qaataa lacag dhan  €9.4m)

Lasoco qaybta xigta macalimiinta ugu mushaarka badan aduunka

 

Aadan Xasan Maxamed

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply