Wararka ka imaanaya xarunta gobolka Hiiraan ayaa tibaaxayo inuu qarax xoogan oo ah nooca miinada meelaha fog fog laga hago goor dhow ka dhacay dhanka galbeed ee magaalada.
Qaraxa ayaan la ogeyn cida lala beegsaday iyo qasaaraha uu geystay ayada oo ay goobta soo gaareen ciidamada dowlada Soomaaliya.
Magaalada Beledweyne ayaa dhowr jeer waxaa ka dhacay qaraxyo loo geysanayay ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan magaalada.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com