Ogeysiis ku wajahan Jaaliyada Switzerland Xaflada Taageerada Madaxweynaha Soomaaliya
September 16, 2012 - Written by admin - Edited byadmin
Ogeysiis:
Ka soo Qeyb gal wanaagsan:
Mudane/Marwo ka soo qeyb gal Xaflada Taageerada Madaxweynaha Soomaaliya oo ka dhacaysa Magaalada Zurich ee dalka Switzerland
Taariikhda: 22/09/2012
Waqtiga :16:00- 23:00
Goobta : Hirzenbach
Gaadiidka : Tram 9
Addreska :
Zürcher Gemeinschaftszentren
GZ Hirzenbach
Helen Keller-Strasse 55
8051 Zürich
La xidhiidh:
CabdiMaalik: 076 447 67 56
Maxamed Cali: 078 873 71 88
Like this:
Like Loading...
Nagala Soo Xiriir
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com