Wednesday, May 22nd, 2013

OGEYSIIS KU SOCDA JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE UK

Waxaa lagu wargelinayaa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska in lagu qaban doono magaalada London ee caasimadda dalka UK xaflad Balaaran oo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, laguna Sagootinayo Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Xafladaan lagu Taageerayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxay dhici doontaa Maalinta Sabtida ah ee bari, Bishuna ay tahay 15/09/2012 Sacadduna tahay 17:00 pm ama 05:00 galabnimo.
Goobta Xaflada lagu Qabanayo Waa Prince&Princess Halle, 4 Princes Road Edmonton London N18 3PR.

Taageeradaada u Muuji Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Sheekh Maxamuud.
Kasoo Qeybgal Wacan.
Kala Xiriir Wixii Faahfaahin Intaasi Dheer Guddiga Qaban-qaabada:-
Shamso Bashiir – 07985207126
Zamzam Cali – 07904461248
Daahir – 07940200315
Bulsho – 07958753145
Maryan – 07445312929
Iligsiib – 07908633734 iyo Xaliimo – 07534567299

Ilyaas Qalinle.

London Uk.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply