Wednesday, May 22nd, 2013

NORWAY OO BILLAWDAY INAY SOMALIDA DEJISO GOBOLLADA UGU BARAFKA BADAN DALKAASI… DAAWO VIDEO ODAY KUSUGAN MINNESOTA OO BARAFKA LA RAFAADSAN‏

Iyadoo xilligii kulaylaha dallalka europe uu sii dhamaanayo ayaa waxaa lagu abuurayaa gobollada waqooyi ee dalka norway soomaali aad u farabadan.

soomaalida soo gasha norwey markii ay is dhiibeen ayaa waxaa lageeyaa kaamam ay kamid yihiin haslemoen, kasper, hvaslemoen, hanskollen, kaamamkaas oo lagu haayo muddo bil ah kadibna waxaaladejiyaa gobollada fog fog ee waqooyiga oo uu barafku kaba qaadin xilliga qaboobaha, halka kuleyluhuna qoraxdu aanayba gebi ahaanba ka dhicin.

sacdiyo oo ah gabar soomaaliyeed oo degana magaallada tromso muddo kabadan 5 sano ayaa ii sheegtay in magaallada laga soo buuxiyay soomaalli iyo afrikan kalle oo ay eriterianku kamid yihiin,

magaallada alta oo ah magaallada ugu dambaysa aduunka ayaa waxaa kusugan gabdho aad u fara badan oo soomaali ah oo halkaas ladajiyay billooyinkii ugu dambeeyey.

 

 

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply