Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Nin horay askari u ahaa oo isku dal dalay magaalada Hargeysa iyo dar daaran uu sii dhaafay.

Nin horay uga tirsanaa ciidamada SPUda ee Somaliland ayaa waxa uu isku dal dalay xarunta CID-da ee magaalada Hargeysa. Ninka is dal dalay ayaa waxaa la viagra without prescription oran jiray Guray Cirro kaasoo sida ay wararku sheegayaan marki shaqadii uu horay u hayay laga eryay si kumeelgaar ah ulasii shaqeeyay ciidamada ilaalada ururada ajaanibta taasoo ayana markii dambe laga eryay.

Ninka is dal dalay ayaa mudadii ugu dambeysayba waxa uu seexan jiray xarunta CID-da Hargeysa isaga oo ugu dambeyntiina shalay is dal dalay.

Askariga is dilay ayaa waxa uu iskasoo laad laadiyay geed ku dhex yaala xarunta dembi baarista CID-da ee magaalada Hargeysa isaga oo la arkay isagoo kasoo laad laada geedka.

Weli si cad looma oga sababta uu isku dal dalay ninkaasi balse markii la baaray jeebabkiisa ayaa laga helay warqad uu qoray oo uu ku sheegay inuu isaga oo miyir qaba caafimaadna qaba uu is dal dalay dilkiisana aanan qofna loo qabsan.

Ciidamada dembi baarista magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay baaritaano ku hayaan sababaha uu ninkani isku dal dalay iyo bal haddii ay jiro cid ka dambeysay.

Is dal dalida ayaa ka xaaraan ah diinta Islaamka taasoo qofka Muslimka ah wada xun uu ku mari karo maalinka Aaqiro balse waa dhacdo aan ku badnayn ummada Soomaaliyeed guud ahaan inkastoo ay mararka qaar dhacdo.

 

Baidoa media.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


HALAAN KU REEB WIXII COMMENT AMA FAALO AH. MAHADSANID