LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Nin hooyadii uureeyay markii labaad. Layaab!

Dunidaan aan ku noolnahay ayaa marba waxaa la arkaa wax kaa yaabiyee, dalka Zimbabwe ayaa nin waxa uu markii labaad uur u yeelay hooyadii dhashay kadib markii uu aabihii geeriyooday.

Simon Matsvara iyo hooyadiis  Ethel Vhangare ayaa waxa ay go’aansadeen inay iskaga cararaan tuuladooda oo lagu magacaabo Pote oo ku taalo gobolka Mashonaland ee bartamaha dalka Zimbabwe kadib markii ay bulshada tuulada ka war heshay arinta foosaha xun ee ay ku kaceen.

Horay ayay ilmo ugasoo dilmeen haweenayda ayada oo uu wiilkeeda ka masuul ahaa uurkaasna, balse xiligaas ayay odayaasha tuulada ganaaxeen wiilka iyo hooyadiis ayaga oo ku amray inay joojiyaan isu galmoodka ka dhexeeya.

Dhawaan ayaa waxaa islaanta laga waayay salaadihii kaniisada taasoo keentay inay dadku kusoo booqdaan gurigeeda balse waxaa la ogaaday inay uur shan bilood ah leedahay taasoo si weyn uga careysiisay dadkii tuulada kuwaasoo go’aansaday inay markaan tallaabo adag ka qaadaan wiilka iyo hooyadiis.

Wiilka iyo hooyadiis ayaa bilaabay inay isku galmoodaan sanadii 2008dii xiligaasoo uu geeriyooday wiilka aabihiis.

Caaqilka tuulada Pote Chinamhora ayaa sheegay inay bulshadu si weyn uga carootay falka ay ku kaceen wiilka iyo hooyadiis isaga oo yiri, ” Waan u gaarsanaynaa haweeynayda iyo wiilkeeda, waxaanan u ciqaabi doonaa si daran,”

Warka ku saabsan wiilka hooyadiis markii labaad uurka u yeelay ayaa waxaa si weyn wax uga qoray wargeysyada caalamka ayada oo ah sheeko si weyn ay dadku u hadal hayaan.

 

Baidoa media.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


One Response to Nin hooyadii uureeyay markii labaad. Layaab!

  1. MUHA says:

    waa wax aan diin lahayn balayada ma naag ayuu waayey markuu hooyadii ku soo hoos noqonayo nacalada naagta xuntaa eee sharmuutadaa ee wiilkeeda i kor dhahaysa ayaan la yaabanahay laakiin aduunsaan sidiisaba wax walba waa lagu arkaayaa sow mahan Austria ba sow nin gabar uu dhalay guri kuma hesan war waxaani waa nacalad hadana gaalo ku darsatay + 0 wax ay yahiin ayaa iska yar xoolaha ayaa dhaama kuwaan ee waa in aan dhahno nacaladi kurkiina haku taalo bas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>