Naagtii 100 sano jirka ahayd oo qaadatay shahaadadeeda degreega kahor maalintii dhimashadeeda. (Sheeko xiisa badan)

<

Waxay ahayd riyada Harriet Richardson inay hesho shahaadada bachelor degreega xaga waxbarashada . Ugu dambeyntiina waa ay gaartay heerkaas ku dhawaan sadex isbuuc kadib markii ay mid kale heshay maalintii dhalashadeeda oo ay 100 sano kasoo wareegatay. Maalin kadib markii ay ayada oo sariirta saaray heshay diplomaha, Haririet oo ahayd macalimad howlgab ah waa ay dhimatay ayada oo faraxsan kuna faraxsan inay gaartay goolkeedii.

Ame ayaa waxa ay ka qaadatay shahaadada wax barista sanadii 1931gii iskuulka lagu magacaabo Keene Normal School, hada oo ay 100 sano jirsatayna iskuulkii oo isku bedelay College ayay Harriet Richardson ka fulisay riyadeedii ahayd inay qaadato shahaadada bachelor degreega xaga waxbarashada.

 

Baidoa media.

 


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


HALAAN KU REEB WIXII COMMENT AMA FAALO AH. MAHADSANID

LATEST NEWS