October 9, 2012 - Written by admin - Edited byadmin
TV, yaasha laga leeyahay dalka ruushka ayaa soo bandhigay muuqaalkan yaabka badan oo amakaag ku abuuray dadkii daawaday oo dhan.
Waxay ahayd xilli aroor ah oo nin u dhashay dalkaasi ruushka uu ey uu leeyahay ku tababaraayay meel jiq ah oo ku dhawayd gurigiisa, intii uu kuguda jiray tababarida eygiisii ayaa eygii wuxuu arkay gabadhaan yar oo hawada haahaabaysa hooyadii dhashayna ay ag taagan tahay, kadibna xagoodii u cararay misne si lama fillaan ah ay kaamirada u qabatay gabadhaan yar oo hawada meereynaysa.
hadaba waxaa isla mar ahaantiiba sida aad ka dheehan kartid video ga gabadhii ay kusoo laabatay dhulka kadibna gacanta qabatay hooyadeed lana carartay !