Thursday, May 23rd, 2013

Maxaa loo dilay Marshaale? Dhegayso barnaamishkaan.

Allaha u naxariistee sida aan la wada socono waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay majaajiliistaha weyn ee Cabdi Jeylaani Marshaale, hadaba si aan u xasuusano ayaan ka sameynay barnaamish gaar ah dilkiisa.

Hoos ka dhegayso barnaamishka.

HALKAAN KU DHUFO SI AAD U DHEGAYSATID BARNAAMISHKA MARSHAALE

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply