Comments on: Malaaqyada iyo salaadiinta Digil iyo Mirifle oo tacsi diraya.

By: Hassanow
Adeer ninkaa bug wax ma dhaamo waa laaluush qaate  haddana munaafiq ah, waa ninkii kabaha u wadey shariif sakiin intaan shafka dulka loo darin, Shaley inuu leysaan iyo Sakiin ku caayo Minnesota, markii shariif sakiin jeebka u buuxiyeyna dabadhilif noqdo. Digil iyo Mirifle waa ka garaadsadeen sheekadaas, sidii shariif sakiin loo galey ayaa adiga ku sugeysa, iska daa inaad DM u hadashee, Jiido ayaaba wadada kuugu soo jirta. Nasiib aad leedahay Minnesota iska soo aad, laakiin Qoryooley ma u maleynaayo inaad Jiido aan Ugaas u ahay lagaa maqli doono. Ugaas ku sheegaan waa gubtey kaarkiisa. qabiil iyo qurun ayaa ku jira ninkaan. qof aqli badan ayuu isu maleeyey, odayaal reer baadiye ayuu af english ku horowsanaayey. Walaahi haddii aad munaafiq mashaqeen Warsame Ibrow waa munaafiq. ninkii dood ka qabana emailkayga kore igala soo xiriira anaa waxuu xamar ka hayey idiin haayee.

By: Arlaadi
Inaa Lilaahi wa inaa Ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto Malaaq Muqtaar waxa uu ahaa shaqsi qiimo weyn ku leh D&M dhexdooda iyo guud ahaan Somali weyn waxaan ALLENA ugu baryeynaa inuu janadii ka waraabiyo Amiin.

Aden Ibrahin ninka isku magacaabayan waxaan le nahay Suldanka ha u gafin Magacna maskiin maka aha waana la yaqaanaa waxa uu yahay waana Suldan qiimo weyn noogu fadhiyo hadaan nahay D&M waxa kaliya ee sidaas u hadla ee Suldan Warsame Suldan Ibrahim Suldan Caliyow Suldan Ibrow Suldan Talasow ku tilmaamo Bug waa shaqsi anan aheyn D&M amaba u shaqeya shisheeye ee waa shaqsi qiimo weyn aktena ku leh dhamantena waxeynu og nahay waxa uugalo iyo inta uu u qabtay Qowmiyada D&M ee afka sameyso hadaad ka mid tahayna shaqsiyaadkii kursiga Barlamaka waayayna waxan u maleynayaa in ay kaa keentay Ciil iyo Caro ee waa nasiib daro in aad isku qaladay qadiyada iyo rabitankaaga. ????????

By: Aden Ibraahim
Arreey kan wuxuu ka mid yahay Salaadiinta Bugta ahaa ee Xariif Sakiin sameystey kkkk  kkkkk   kkkkkkk.

Ma wuxuu doonayaa inuu sidaas ku sharciyesto Suldaan nimada kkkk kkkk  kkkkk.