Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Mali iyo DR Congo oo bar bar dhac ku kala baxay.(Fiidiyow)

Dalalka Mali iyo DR Congo ayaa ku kala baxay bar bar dhac kadib cayaar adag oo caawa ku dhex martay magaalada Durban ee dalka Koonfur Afrika oo sanadkaan martigelinaya cayaaraha qaramada qaarada Afrika.

Goolka ay DR Congu ku bareejeysay Mali ayaa waxaa u dhaliyay cayaaryahan Dieumerci Mbokani halka dalka Mali uu u dhaliyay goolka kaliya ee ay cayaarta ku bar bareeyeen DR Congo cayaar yahan Mamadou Samassa.

Labada dal oo ku wada jira groupka B ayaa waxa ay ahayd cayaartoodu mid adag ayaga oo muujiyay cayaar aad u qurux badnayd balse kusoo dhamaatay bar bar dhac 1-1.

Groupka B ayaa hada waxaa u sareeya Ghana ayada oo ay Mali booska labaad ku jirto lana filayo inay la cayaarto kooxda martida loo yahay ee South Africa ee loo yaqaano Bafana Bafana halka Ghana ay fooda is dari doonaan Cape Verde.

 

Baidoa media Sport.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


HALAAN KU REEB WIXII COMMENT AMA FAALO AH. MAHADSANID