Maxamed Cabdullaahi Farmaa How To Win Back A Ex Boyfriend jo oo horay usoo noqday raisalwasaaraha dowladii KMG Soomaaliya ayaa uu magaciisa mar kale maalmahaan gaar ahaan maanta aad ugusoo batay boga adeega bulshada ee facebook.
Mudane Farmaajo ayaa ay dad badani iskugu hambalyeynayaan inuu noqday mar kale raisalwasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya inkastoo hadalkaasi aanu ahayn mid si rasmi ah ugasoo baxay xafiiska madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud.
Farmaajo ayaa ah shaqsi ay Soomaalida badankeed jeceshahay kadib markii mudo kooban gudaheed lagu arkay waxqabadkii xukuumadiisa isaga oo sidoo kalena wax weyn ka qabtay arimaha ciidamada dowladii KMG Soomaaliya ee uu xiligeedu dhamaaday.
Inkastoo aan si rasmi ah loogu dhawaaqin raisalwasaaranimada mudane Farmaajo ayaan hadana weli la ogeyn inuu isaga ku guuleysan doono iyo in qof kale uu madaxweynuhu soo magacaabi doono.
War jiraaba Cakaaruu iman, waxaan wada dhowrnaaba waa saacadaha soo socda, maalmaha soo socda iyo dooqa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Baidoa media.
How To Win Back A Ex Boyfriend
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com