Thursday, May 23rd, 2013

Madaxweyne Shariif oo u amba baxay dalka Mareykanka.

Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya iyo wefdi uu horkacayo ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhoofay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaga oo kusii jeeda dalka Mareykanka halkaasoo ay kagasoo qaybgeli doonaan shir uu golaha amaanka ee Qaramada midoobay ka yeelanayo arimaha dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif ayaa kahor intii aanu ka dhoofin Nairobi waxa uu horay usoo booqday xero ay ku jiraan ciidamo Soomaali ah oo ku taalo dalka Uganda halkaasoo sidoo kalena uu madaxweynuhu kulasoo kulmay dhigiisa dalka Uganda Yuweri Musaveni.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply