Waxaa soo gaaray caawa fiidkii magaalada Khartuum ee caasimada dalka Suudaan madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo raisalwasaare kuxigeenka ahna wasiirka beeraha dowlada KMG Soomaaliya.
Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa si heer sare ah ugusoo dhaweeyay garoonka diyaaraha magaalada Khartuum masuuliyiinta ugu sareysa dalka Suudaan oo uu hor kacayo madaxweynaha dalkaas Cumar Xasan Al-Bashiir.
Madaxweyne Shariif ayaa waxa uu kulasoo kulmay dalka Burundi dhigiisa dalkaas isaga oo kusoo fool leh magaalada Muqdisho.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com