Comments on: Maamulka Puntland VS Afka-Soomaaliga.

By: ALLAA WEYN
Afmaayga waa af jira oo ay ku hadlaan in kabadan 45% dadka soomalida ah.  Sidaa dardeed cunsirnimada ay ku kaceen Reer puntland waa mid aaney hilmaami doonin dad badan oo reer Koonfur Galbaad.    Tan kale, waa in si deg deg ah, Masuuliyiinteena ku jirta dowladda ay ugu jawaabaan. Hadii kale, walaalayaal si nabad ah noogu hortaga.  Idinka iyo Faroole waxbo isma dhaantaaan.

By: dugsiiye
Af maayga waa laga istacmaalayaa bay iyo bakool wixii intaa ka baxsan mamnuuc waaye

By: Husseinow
Isaak, Walaal Afka Maayga markaa u doodaysid horta af qoran ma yahay mise waa iska lahajad deegaan sida tan reer waqooyiga iyo reer bariga markaa waxba ha isku lugoyn May May ma noqonayo luuqad ay Soomaaliyi ku hadashee.