kooxda Arsenal ayaa aad ugu dhaw saxiixa laacibka kooxda Valencia Juan Mata kadib markii ay xalay gaareen magaalada London wakiilo isaga ka socdo oo qoyskiisa ah.
Mata ayaa waxaa la filayaa inuu wagtiyada nagusoo aadan maro tijaabada caafimaadka, waxaana Arsenal ay ku iibsan doontaa laacibkaas lacag dhan £16million.
Imaanshaha Mata ayaa wadada usii xaareyso bixitaanka kabtanka kooxda Cesc Fabregas oo kusiijeedo kooxda Barcelona.
Arsenal ayaa sanadkani rajo weyn kaqabto horyaalka dalka Ingiriiska ayada oo ay tahay kooxda ugu wanaagsan kooxaha kadhisan dalka Ingiriiska marka laga eego xaga cayaaraha.
Aadan Xasan Maxamed.
Baidoamedia, Holland.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com