Sunday, May 19th, 2013

Kulankii ugu horeyey G&G ay ku yeelato Baydhabo.

Goobta kulanka Xafiiska G&G Baydhabo

Wakhtiga uu bilawdey: 4:00 ilaa: 5:30

Ajendayaasha kulanka.

1-Isbarasho

2-Diyargarow Maamulada la rajeynaayo in la dhiso.

3-Halka lagu qabanayo iyo xiliga k

Magacyada ka qeyb galayaasha

SN Magaca Position Golaha
1 Maxamuud maxamed kheyre Hog. Warfaafinta & Hor, Gobolada G&G
2 Bashiir bardhre Ku xigeen wakiilka Gobolada G&G
3 Adan yare Xubin G&G
4 Ibrahim keerow Xubin G&G
5 Abdulahi Axmed Abukar Xubin G&G

 

SN Magaca Position Golaha
1 Sheekh Ibrahim Bardhere Gud. ku xigeen midnimo
2 Madkeer maadey xubin Midnimo
3 Sheekh isaaq Xubin Midnimo
4 Isaaq adan Xubin Midnimo
5 Caliyow xasan macalin Xubin Midnimo

Fasax Sababeysan

1-      Sheekh madaluun  Gudoomiyaha midnimo

2-      Abdulaahi Ikow    xubin G&G

Ugu horeyn qofkasta oo ka qeyb galayaasha ka mid ah ayaa waxaa uu sheegey magaciisa iyo golaha uu xubinta ka yahay

Wadahadal dheer ka dib waxaa la isla soo qaadey in ay dhici karto inla dhiso maamulka Gobolka iyo kan degmada iyo weliba maamul goboleed, ugu dambeyn waxaa la isku raacey in kulan kale oo kan ka balaaran la isugu yimaado danta guudna labada gole ay kawada shaqeeyaan.

Waxaa la isku afgartey in lagu qabto kulanka kan xiga xarunta midnimo wakhtigana in diblooga soo sheegi doono xibnaha

 

Xafiiska war qabadka Baidoa media ee

Baydhabo Janaay.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply