Sunday, May 19th, 2013

Kooxda Chelsea oo qaaday koobka European Champions league.

Kooxda dalka Ingiriiska laga leeyahay ee Chelsea ayaa waxa ay qaaday koobkii European Champions league kadib markii ay rigoorayaal kaga badisay kooxda dalka Jarmalka ee Bayern Munich.

Cayaaryahan Diddier Drogba ayaa waxa uu dhaliyay goosha ay kooxda Chelsea kaga badisay kooxda Bayern Munich oo lagula cayaarayay isla dalka Jarmalka.

Cayaarta caawa ayaa waxa ay ahayd mid aad u xiisa badan islamarkaasna kulul taasoo inta badana ay labada kooxba muujiyeen cayaar fiican.

 


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply