LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Kooxaha Man United iyo Chealsea oo isku haleeli doona garoonka Stamford Bridge.

Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa ku kulmaya ciyaar ka dhici doonta garoonka Stamford Bridge ee galbeedka magaalada London.
Kooxda chelsea ayaa waxey hogaamineysaa horyaalka dalka Ingiriiska waxey ku hogaamineysaa afar dhibcood oo nadiif ah.
Cayaarta maanta ayaa ah cayaarta ugu adag aduunka qaasatan wadanka Ingiriiska waxaana laga ogaan karaaa cida ugu awooda badan sanadka horyaalka ingiriiska.
Chelsea ayaa sanadkaan waxey muujisey cayaaro aad u wanaagsan oo la dhihi karo awoodeeda lama qiyaasikaro dhinac kale Man united aaya iyana dabyar shideynin waxey haysataaa laacib aad tayo u leh.
Kooxda Chelsea ayaa mar kale weyn doonta kabtankeeda John Terry kaas oo ay FA-gu afar ciyaarood ka ganaaxeen tartamada gudaha Ingriiska ,kadib af lagadadii Aton Ferdinand .
Frank Lampard hogaamiyaha labaad ee kooxda Chelsea ayaa isna seegi doona ciyaartaan kadib markii uu ninkaas dhaawaca kasoo gaaray.
kulankii Chelsea iyo Shakhtar Donetsksea shaxda koxkasta garoonka ka soo galeyso waa sida tan
CHELSEA
Cech
Ivanovic, Luiz, Cahill, Cole
Ramires, Mikel
Hazard, Oscar, Mata
Torres
MANCHESTER UNITED
De Gea
Rafael, Ferdinand, Evans, Evra
Carrick, Scholes, Cleverley
Rooney
Chicharito, Van Persie
Chelsea

Man Utd

Barclays Premier League table top eight
Pld Gd Pts
1 Chelsea 8 +13 22
2 Man Utd 8 +10 18
3 Man City 8 +8 18
4 Everton 8 +6 15
5 Tottenham 8 +3 14
6 West Brom 8 +3 14
7 West Ham 8 +3 14
8 Fulham 8 +5 13
Aadan Xasan Maxamed, 
Baidoa media.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>