Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Kenya oo ka dalbatay dadka Soomaalida ah ee dalkeeda ku dhaqan inay Soomaaliya dib ugu laabtaan.

Raisalwasaaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in la gaaray xiligii ay Soomaalida ku dhaqan gudaha dalkiisa ay dib ugu laaban lahaayeen dalkooda si amaanka dalkiisa uu u hagaago.

Raila Odinga ayaa sheegay in dib u laabashada Soomaalida ay keeni karto in amaanka dalkiisa uu hagaago sidaas darteedna uu kala hadlay laamaha

order viagra online

amaanka dalkiisa arintaas.

Raisalwasaaraha Kenya ayaa waxa uu sheegay in Soomaalida lagu eedaynayo inay ka dambeeyaan dhibaatooyinka xaga amaanka ee ka dhacayo gudaha dalkiisa gaar ahaan kuwii ugu dambeeyay ee ka dhacay xaafada Islii ee ay Soomaalidu ku badantahay.

“waan kala hadlay hay’adaha amaanka arinta Islii maxaa yeelay xaaladan waa in xal rasmi ah laga gaaraa waana arin muhiim u ah amaanka dalka”ayuu yiri Raila Odinga.

Hadalka kasoo yeeray raisalwasaaraha dalka Kenya ayaa imanaya xili dhawaan qarax lagula beegsaday masaajid ku yaala magaalada Nairobi xildhibaanka lagasoo doorto xaafada Kaama kunji Yuusuf Xasan.

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.