Dalka Jabuuti ayaa usoo diraya Soomaaliya ciidamo loo yaqaano HIIL kuwaasoo loogu talagalay inay qayb ka noqdaan ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM.
Sida uu sheegay madaxweynaha jamhuuriyada Jabuuti Cismaaciil Cumar Geele oo ka hadlayay xaflada 35 sano guurada xuriyadii Jabuuti auaa sheegay inay dowlada Jabuuti waxa ay taageero la garab taaganyihiin dalka Soomaaliya oo ay walaalo yihiin.
Jabuuti waxaa kaga sugan dalka SoomaaliyaCiidamo qayb ka ahan AMISOM kuwaasoo saldhig ku leh magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com