Saturday, May 18th, 2013

Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Jordan oo tacsi dirayso.

Jaalidda Digil iyo Mirifle ee Jordan waxay tacsiya tiiraanyo leh u diraysaa dhamaaan guud ahaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska, ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen, gudoomiyhii ugu horeeyay ee baarlamaanka Soomaaliya waxa ayna Eebe uga baryayaan inuu samir iyo iimaan kasiiyo isagana janatul Fardowso ka waraabsho.

Dadka  tacsiyada diraya ayaa kala ah.
1.Zahra Mohamoud Macalin
2.Faadumo Isaaq Ibrahim
3.Farxiyo Cabdacasiis
4.Fartuun Maxamed Nuur
5.Zahra salaad.
6.maamo Isniino
7.faatin Daa’uud
8.Hassan Abdulahi
9.Mustaf Sheekh Mohamed
10.Mohamed Adam Mohamed
11Mohamed Ibrahim Al-xamuudi
12.Dr Abdirahman
13.Cabdiqani Mohamed Nur
14.Qalid Mohamed
15.Haaruun
 16.luqmaan
Tacsi midaas lamid ahna waxaa sidoo kale dirayo dhamaan ardayda jaaliyadda DM ee dalka Jordan, waxayna Alla uga baryayaan Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen inuu janadii Fardowso ahayd geeyo.
Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply