Wednesday, June 19th, 2013

Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Jarmalka oo u hambalyeynayso madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Gudoomiye Mustaf Cali Xuseen

Dr. Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)

Ex. Xildhibaan Xasan Maxamed Idiris

Maxamed Cabdi Maxamed Mad Kabaay.

Mad yare Sheekh Mad Rooble

Dr. Xasan Maadeey

Cali Sheekh Ibraahim

Maxamed Sheekh Manuur

Sh. Cali Abuukar

Caliyow Mad Yarow

Mad Isgoowe Suubow

Cabdulqaadr Xasan Suubiye Cagoole

Maxamed Cabdullaahi  Sheekh

Muxibo Maxamed Nuur

Naciimo Mad Emet

Sahro Garaad

Deeqo Buraale

Dhamaan dadkaan oo katirsan jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Jarmalka iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee isla Jarmalka ayaa waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxa ayna Illaah uga baryayaan inuu ku garab galo xilka ballaaran ee loo dhiibay.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply