Thursday, May 23rd, 2013

Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Ethiopia, Addis Ababa oo hambalyo u dirayso Prof. Jawaari, gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Ku: Gudoomiy aha Baarlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari

Ujeedo: Hambalyo

Anagoo ah gudiga fulinta Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee ku nool dalka itoobiya waxaan kuugu hambalyeneenaa xilka laguu doortay ee ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed, waxaan ku kalsoonnahay inaad tahay qofka ugu mudan xilkaas ee gudan kara.

Waxaan kaa rajaynenaa inaad ka gudbiso dhibaatada ay kujirto umada soomaaliyeed aadna u horseedo nabadgalyo waarta, horumar, cadaalad, iyo sinnaan.

Waxaan Allah kaaga baryeynaa in uu garabkaaga galo uuna kugu ceebeynin xilkaan umada kuu dooratay.

Dr. Cumar cabdi Cusmaan

Dr. Sheekh Cabdullahi M. Maxamed

Dr. Ibraahim Yarow Cali

Prof. Yuusuf cali Yuusuf

Dr. Idiris Axmed Yaqub

Dr. Ibraahim Buule

Dr. Axmed Yuusuf Cali

Sh.Cabdurahman Maxamed Xuseen

Cabdifah Maxamed Maxamud

Dr. Cali Maxamed Cabdi

Ciise Maxamed Ismaaciil

 

Gudoomiyahay Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Itoobiya

Dr. Cumar Cabdi Cusmaan ( Cumar S.D.M)


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply