Wednesday, June 19th, 2013

Hillary Clinton oo 12 diyaaradood oo nooca duuliye la’aanta ah ku wareejisay ciidamada AMISOM. (Sawiro)

Xoghayaha arimaha dibada ee dalka Mareykanka, haweenayda lagu magacaabo Hillary Clinton ayaa gudoonsiisay ciidamada dalka Uganda ee qaybta ka ah ciidamada AMISOM ee ka howl gala gudaha dalka Soomaaliya 12 diyaaradaha nooca aan duuliyaha lahayn ee drones loo yaqaano.

Ayada oo booqasho ku mareyso dalka Uganda ayay Mrs Hillary Clinton ku wareejisay sarkaalka ugu sareeya ciidamada dalka Uganda diyaaradahaan si ay ciidamada AMISOM ugu adeegsadaan daba galka iyo weliba wax yeelaynta hogaamiyayaasha ururka Alshabaab oo hada qayb ka noqday urur weynaha Al-qaacida.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply