Gangnam style oo ah hees south korean ah ayaa kayaabisay youtube kadib markii maalmo gudaheeda la daawaday in kabadan 100 million oo jeer, heestaan oo illaa hada ah heesta loogu daawashada badan yahay sannadkaan youtube ayaa waxaa sidoo kalle ay kayaabisay fanaaniin fara badan oo iyagu awal booskaas ugu jiri jiray sida justin bieber oo isagu twitter kiisu kusoo qoray qoraallo katurjumaya sida uu ula yaaban yahay heestaan.
Mohamed Megan.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com