LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Hay’ada Alhima Foundation ayaa ku guuleysatay Daaweynta Wiilkii yaraa ee ay buradu dhabarka kaga taalay. (Sawiro)

Wiilkaan dhibka qabay oo ahaa wiil aad u da’yer reerkiisuna ay ahaayeen kuwo danyer ah oo in mudo ah natiijo la’aan lagu haayey isbitaalka Baydhabo ayaa waxaa lagu guuleystay in Hay’adaan Al Hima ay uqaado Isbitaal Qaliin Muqdisho ah 16/12/2012.

Wiilkaan 6 Hooyadiisa  oo noloshooda kafaala qaadey Hay’ada Al Hima inta wiilkaan uu ka bogsoonayo ayaa waxaa lagu guuleystay in Wiilkii Qaliin wanaagsan lagu sameeyo oo lagu guuleystey in gebi ahaanba meesha laga sifeeyo Buradii & Haraadigeeda.

Hay’ada Al Hima Foundation oo ah hay’ad Wadani ah oo ka howl gasho Gudaha wdankii islamarkaana aan wax taageero ah weligeed ka helin hay0ada UN-ka ayaa waxay qabatay howlo Bulshadeed oo aad u tiro badan kuwaasoo dhamaantood shacabka aad usoo jiitay,

Maamulka warbaahinta arlaadi, Alltajuba, Baidoanews,Baidoamedia, Amaandhoorey, Samakaynews, Baidoatimes,RadioDalsan oo wada jir ah ayaa waxay umahad celinayaan Hay’ada Wadaniga ah oo dadkeeda dhibaatda la qeybsato waa AL-HIMA FOUNDATION

 

Daawo Sawirada wiilka yar oo loo qaadayo Muqdisho.

Daawo Sawirada wiilka yar oo buradii laga saaray.

 

 


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>