Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

HARGAYSA OO NOQOTAY MEEL FANAANIINTA KU QULQULAAN SI AY HEESO LAXANKOODU IYO MUSIKOODU SAREEYO AY UGU SOO QAADAAN. DAAWO HEESAHAAS QAARKOOD‏

Waxaa dhawaanahanba ku qulqulayay magaallada hargeysa fanaaniin iyo abwaano kadib markii hal mar bulshada somaliyeed ay ka warhelleen in magaalladaasi ay isku gu yimaadeen rag murti iyo laxamo wanaagsan kaga yaabsaday soomaalida. 


Tellefishinka horn cable ayaa si aad ah ugu soo shaacbaxay inuu soo tabiyo fanaaniintaan iyo abwaanadaan magaallada hargaysa isugu yimid oo kakala yimid aduunyada dacaladeeda.


waxaa kamid ah abwaaniinta xassan dhuxul laabsallaax iyo maxamed s.cabdi iyo hassan dahir ismail, xaga fanaaniinta waxaa ugu dambeeyey gabadha codka hallaaasiga ah leh ee ayaan tromso oo iyaduna ku biirtay kooxdaan murtida la ciirciiraysa, daawo heesaha aadka loola dhacay ee ay soo saareen fanaaniintan qaarkood.




Mohamed Megan

Baidoa media.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


HALAAN KU REEB WIXII COMMENT AMA FAALO AH. MAHADSANID