Waxaan halkaan Hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa lammaanaha Xaaji Guuleed Cali Sabriye ( Qoslaaye ) iyo Hodan Xuseen Xalane oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Muqdisho Tariikhdu markay aheyd 10-07-2012 Annagoo ah ehelkooda iyo asxaabtoodaba waxaa lenahay noqda kuwii isku waara ubad Kheeyr qaba kala hela Amiin Amiin Amiin Insha Allah waxaana hanbalyada diraya dhamaan eheladooda oo kala joogta dunida dacaladeeda
1. Hooyo Maryan Ali Siyaad
2. Hooyo Zeynab Ali Siyaad
3. Hooyo Xawo Maxamed Siyaad
4. Adeer Cisman Xeyle
5. Adeer Abdi Xeyle
6. Abdulkadir Ali Sabrie ( Dhayeey )
7. Saciida Ali Sabrie iyo Caruurteyda
8. Drs Safiyo Ali Sabrie iyo Caruurteyda
9. Shiikh Abuukar Shiikh Xusein Cade
10. Abuukar Ali Sabrie
11. Asli Ali Sabrie iyo Caruurteyda
12. Abdirisaq Maxamed Xusein Jeyte
13. Salaad Ali Sabrie iyo Xaskisa
14. Abdifitah Ali Sabrie iyo Xaskisa Ubah Bahjey iyo Caruurdowda
15. Nafiso Ali Sabrie iyo Caruurteyda
16. Abdulahi Yusub Ahmed ( Kobey )
17. Abdirahman Ali Sabrie ( Shaataa )
18. Maxamed Abdirahman Ali Sabrie ( Maxamed shaataa)
19. Abdirisaq Ali Sabrie iyo Caruurtisa
20. Yusuf Ali Sabrie iyo Xaskisa iyo Caruurtisa
21. Zamzam Ali Sabrie
22. Naciimo Ali Sabrie iyo Seygeda iyo Caruurteyda
23. Saciid Ali Sabrie
24. Yaasiin Ali Google
25. Abdi Ali Google
26. Sahra Ali Google
27. Maxamud Abdulle Sabrie ( Dhiiga )
28. Ali Abdulle Sabrie
29. Shariifo Abdulle Sabrie
30. Fartun Abdulle Sabrie
31. Sabax Abdulle Sabri
32. Faiso Abdulle Sabrie
33. Deeqo Abdulle Sabrie
34. leemon Abdulle Sabrie
35. Rahma Abdulle Sabrie
36. Asli Abdule Sabrie
37. Canab Abdulle Sabrie
38. Muno Abdule Sabrie
39. Maxamed Abdulkadir Ali ( Geesey )
40. Nafiso Abdulkadir Ali
41. Guled Abdulkadir Ali
42. Ahmed Xasan Maxamed ( Ahmed Hasan Basre )
43. Abuukar Haji Haraay ¨
44. Adeer Abdulahi Ali Maxamed ( Abdulahi Waqoyi )
45. Xaliimo Hilowle Galeyr
46. Xirsi Hilowle Galeyr
47. Cabdiraxiin Hilowle Galeyr & Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
48. Siciid Hilowle Galeyr
49. Safiya Hilowle Galeyr
50. Sahra Hilowle Galeyr
51. Guled Yaasin Ali Google
52. Abdullahi Xasan Madowe
53. Daadir Maxamed jimcale
54. Shaafici Ali Waqoyi
55. Bakar Maxamed Jimcale
56. Xusein Maxamed Jimcaale
57. Ismaciil Maxamed jimcale
58. Xasan ali Kaar
59. Prf Xasan Jimcale
60. Ing Yusuf Geesey Ahmed
61. Abdullahi Maxmed Ali Xeyle , Xaskisa iyo Caruurtowda
62. Ahmed Maxamed Ali Xeyle , Xaskisa iyo Caruurtowda
63. Xawo Maxamed Ali Xeyle
64. Xaliimo Maxamed Ali Xeyle
65. Maryan Maxamed Ali Xeyle
66. Fahmo Maxamed Ali Xeyle
67. Abdifatah Maxamed Ali Xeyle
68. Maxamuud Maxamed Ali Xeyle
69. Khaalid Maxamed Ali Xeyle
70. Saciid Maxamed Ali Xeyle
71. Maxamed Sabrie Cagaweyne
72. Cali Maxamud Cilmi ( Cali Jareere)
73. Aweys Maxamud Gaab
74. Abdi Maxamud Cilmi ( Abdi Dharte )
75. Daahir Abdi Gabeyre
76. Miire Ali Xaashi
77. Maxamed Cumar Ali Siyaad
78. Maxamed Salaad Ali Siyaad
79. Shiikh Nuur Abdulahi Ali Siyaad
80. Yaasin Abdi Maxamed Siyaad
81. Abdulahi Ali Shire
82. Sharmarke Salaad Ali Siyaad
83. Cumar Ali Xasan Siyaad
84. Cali Saciid Abtidon
85. Jamaal Abuukar Ali Siyaad
86. Xamsa Ali Qase
87. Hodan Abuukar Ali Siyaad
88. Jooqo Adan Cilmi
89. Naciimo Adan Cilmi
Waxaan ku soo qatimaynaa Ducadan:
Labadii isku raaga
Lammaanihii isku waara
Liibaanteeda aduunyana
Ku ladaabta ladnaaniyo
Iyadoon lur lahaynoo
Lilaahidii isku fiicane
Laqdabo aanan lahayniyo
Laba aan kala maaginoo
Laba laabta jacaylku
Ku lifaaqa naftooda
Ubad laasima diinta
Wiilashoo lixdan gaadhiyo
Gabdho luulka u eegoo
Ladiifku haydinku deeqo
Liibaanteeda aduunyo
Ladnaanteeda ku waara
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com