Dr Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)
Maxamed isgoowe Suubow
Shukri Cali Cige
Siidcali Sheeq Maxamed
Aamina Isgoowe Suubow
Faadumo Maxamed Axmed
Faadumo Aadan Sheeq
Muslimo Aadan Cabdi
Luul Maxamed Macalin
Xaawo Cali Maxamuud
Mustaf Cali Maxamuud
Muxibo Maxamed Nuur
Xasan maxamed Idiris
Naciima Madeey
Maxamed Kabaay
Cali Maxamed Yarow iyo
Sheeq Caliyow Maamud
Waxa ay hambalyo meher farxad leh u dirayaan Farxiyo Maxamed Nuur iyo Cabdishakuur Xasan Daahir oo uu meherkoodu ka dhacay 14/06/2012 magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga, waxa ayna leeyihiin ha noqdo meherkiinu mid uu xigo aroos farxad leh oo aad ku waartaan wiil iyo caano gabar iyo caanana ka heshaan, Aamiin, Aamiin, Aamiin.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com