Hambalyo loo dirayo gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari
August 28, 2012 - Written by admin - Edited byadmin

Weli waxaa soo gaaraya baidoamedia.com hambalyooyinka loo dirayo gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya kaasoo maanta la doortay.
1. Abdukadir Takow Mohamed
2. Abdirahman Ali jeego
3. Hared Hassan Ahmed
4. Farxiyo Cali Maxamed
5. Maxamed Xaaji Ciise
6Abuukar Sheekh Cabdullaahi. iyo Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ah arday ka barta jaamacad ku taalo dalka Pakistan masterka.
Dhamaan dadkaan waxa ayahambalyo u dirayaan gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ayaga oo Illaah uga baryay inuu la garab galo howsha baaxada leh ee hor taalo.
Hadaba hambalyadaada kusoo dir
dhagacade2@hotmail.com
ama
info@baidoamedia.com
Like this:
Like Loading...
Nagala Soo Xiriir
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com