Tuesday, May 21st, 2013

Hambalyo meher oo loo dirayo Farxiyo Maxamed Nuur iyo Cabdishakuur Xasan Daahir.

Waxaa hambalyo loo dirayaa Farxiyo Maxamed Nuur iyo C/shukri Xasan Daahir oo maanta oo taariikdhdu tahay 14/06/2012 meherkoodu ka dhacay magaalada Jeddah ee Saudi Arabia , waxaa u hambalyeynayo dadkaan oo kala ah.
Hooyo Xaawo Daa’uud Maadeey
fartuun maxamed nuur iyo odeygeeda c/raxmaan siyaad iyo gabadheeda axlaam
C/casiis Maxamed nuur iyo xaaskiisa nasro xuseen
Shamso maxaxamed nuur, odeygeeda aadan iyo caruurtooda
C/qani Maxamed Nuur
Sahro Maxamed Nuur
Asma Maxamed Nuur
Faadumo Maxamed Nuur
Xuseen Maxamed Nuur
Xasan Maxamed Nuur
eedo Dahabo cali
sidoo kale waxaa hambalyo dirayo
maamo Shariifo Mad Eeding iyo odeygeeda abti C/raxiin Macalin Cabdulaahi
Sahro Maxamuud
Faadumo Isaaq
Farxiyo C/casiis
Xaawo Daa’uud
Mustaf Maxamed Daahir iyo xaaskiisa Qamar Nuurow iyo carruurtooda.

Dadkaan oo kala jooga Soomaliya, sacuudi arabia, Jordan, Masar, America,iyo Holland
waxey u hambalyeynayaan una duceynayaan, Farxiyo maxamed nuur iyo C/shukri Xasan Daahir
oo meherkooda ka dhacay Jeddah Saudi Arabia waxeyna leeyihiin hambalyo.

Allaha idinka dhigo kuwii isku waara ee kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano, waxaana leenahay guurkiina guur qayr gurigiina guri nagi. Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Waxaa sidoo kale hambalyo aroos u dirayo caruuska iyo caruusada dhamaan hawlwadeenada iyo maamulka shabakada warbaahinta http://baidoamedia.com

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


One Response to Hambalyo meher oo loo dirayo Farxiyo Maxamed Nuur iyo Cabdishakuur Xasan Daahir.

  1. ibrahim mohamed nur says:

    waw maasha allah waxaan aad ugu faraxsanahay meherka ka dhacey dalka Saudi Arabia waxaan leeyahay Farhiyo Illaah kaaga dhigo mid kheer badan oo aad kula noolaatid odeygaaga farxad iyo reym reyn,weliba waxaan kuu rajeynaa guri barwaaqo iyo farxadi ay ku dheexantahay…farhiyo ku noolow nolol aad ku faraxdid ogowna inaa tahay ruux aan qiimo weyn aan u haayo

Leave a Reply