Waxaa Hambalyo aroos oo Qaali ah Diraya dhammaan Asxaabta iyo Waaliddiinta.
Waxaana Loo dirayaa Arooska iyo Aroosadda
Cali Roobow Xuseen
IYO
Nuurto Xasan Cali
Hooyo Maryan Macalin Salaad
Hooyo Xabiibo Macalin Salaad
Aabe Roobow Xuseen Isaaq
Aabe Xasan Cali Weyd
Abti.Isaaq Macalin Salaad
Abti Maxamuud Macalin Salaad
Abti Maxamuud Sheekh Abshiroow
Abti Cabdikariin Xasan Madkuus
Habaryar Muumino Macalin Salaad
Habaryar Bishaaro Macalin Salaad
Habaryar Nuurto Macalin Salaad
Habaryar Sacdiyo Macalin Salaad
Habaryar Raxmo Macalin xasan
Ayeeyo Sangaabo Cali.
Adeer Mahad Beereed { Dhaga Weyne }
Eedo Xabiiba Xuseen Isaaq
Habaryar Luul Saalax
Habaryar Tariig Sheekh Ahmed
Eedo Xabiibo Cali Weyd
Ruqiyo Roobow Xuseen
Maxamed Roobow Xuseen
Nuurto Roobow Xuseen
Nadiifo Roobow Xuseen
Ahmed Xasan Cali
Faaduma Xasan Cali
Xuseen Xasan Cali
Xabiibo Macalin Maxamed { Xabibo Diini }
Caasho Xuseen Macalin { Eedo Caasho }
Aadan Dhagaweyne
Wiilo Dhagaweyne
Maxamud Maxamed Ibrahim {Mr MMI}
Cabdiwahaab Macaane
Cumar Maxamed Xuseen
Sacdiyo Macalin Salaad {SMS}
Hanifa Maxamed Ibraahim (hanifa qaali)
Dhammaan Dadkan waxay Hambalyo Arooos u dirayaan Arooska iyo Aroosadda.
Cali Roobow Xuseen
IYO
Nuurto Xasan Cali
Arooskaan wuxuu dhacay 19/2/2012 wuxuuna ka dhacay Gobolka Gedo Gaar ahaan Luuq Ganaane.
Waxaan idin leenahay Wehel iyo Walaal Guriga wadar ahoo Wiilal iyo Gabdha leh Waayaha Aduun Warwar Li’i kumara Weynaha Waxaad Weydiisataan haka waayinee Wada Noolada Nabad kuwaara Wada Nooladoo Nabad kuwaara.
Aaamiin Aaamiin yaa Rabbi
Arooska iyo aroosada ayaa waxaa loo dalbayaa heestii Alalaaska baxaya waa Aqal galkiina iyo fanaankii weynaa ee Xasan Aadan Samatar.
Hoos ka dhegayso heesta.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Baidoa media.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com