Tuesday, May 21st, 2013

Hambalyo aroos farxadeed loo dirayo Haaruun Maxamed Sheekh iyo Maqsuud Aadan Hoosow.

Waxaa hambalyo aroos farxad leh loo dirayaa arooska iyo aroosada kala ah Haaruun Maxamed Sheekh iyo Maqsuud Aadan Hoosow oo uu aqal galkoodu ka dhacay taariikhdu markay ahayd 14 bishaan Oktoobar magaalada caasimada u ah dalka Itoobiya ee Addis ababa.

Hambalyada aroos ayaa waxaa diraya dhamaan qoysaska kala ah reer Maxamed Sheekh, reer Aadan Hoosow, reer Dhegacade, reer Mustaf Sheekh, reer Ibraahim Boolis, reer Maxamed Maxamuud, reer Malaaq Xasan Cumar iyo asxaab fara badan oo aan halkaan lagusoo koobi karin.

Qaar kamid ah dadka tahniyada arooska farxada diraya ayaa waxa ay kala yihiin.

Hooyo Aamino Mustaf Sheekh

Cabdulqaadir Maxamed Sheekh

Mustaf Maxamed Sheekh

Cabdi Aadan Hoosow

Yuusuf Aadan Hoosow

Abshiro Aadan Hoosow

Cusmaan Aadan Hoosow

Salaad Mustaf Sheekh

Maryan Mustaf Sheekh

Tamiimo Mustaf Sheekh

Shukri Ibraahim Boolis

Xareedo Ibraahim Boolis

Xasan Ibraahim Boolis

Cabdicasiis Dhegacade

Cabdulqaadir Dhegacade

Cabdifitaax Dhegacade

Miski Xasan Cumar

Nadiifo Xasan Cumar

Aadan Xasan Cumar

Daadir Maxamed Maxamuud

Liibaan Maxamed Maxamuud

Maryan Maxamed Maxamuud

Cali Camaleeti Cabdi

Cabdifitaax Cali Shirwac

Nuurow Xasan Mursal

Maxamed Cabdulqaadir Rooble

Xaydar Biriq iyo asxaab iyo ehel kale oo fara badan, dhamaantoodna waxa ay leeyihiin noqdka kuwii isku waara ee kala hela wiil iyo caano iyo gabar iyo caano. Aamiin Aamiin.

 

Baidoa media.

 


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply