Wednesday, June 19th, 2013

Guddoonka baarlamaanka cusub oo magacaabay gudiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha. (Aqriso magacyada)

Ayada oo uu maanta baarlamaanka cusub shir yeeshay ayaa waxaa la magacaabay gudi soo qaban qaabinaya doorashada madaxweyninimada kuna dhawaaqi doonaan xiliga ay doorashadu dhici doonto.

Guddigan ayaa waxaa guddoomiye loogaga dhigey General Muuse Xasan Cabdulle oo ah xildhibaanka ugu da’da weyn mudanayaasha baarlamaanka waxaana ka mid ah xubnaha guddigan:-

1. Khadiijo Maxamed Diiriye
2. Maxamed Cumar Maxamuud
3. Ibraahim Saalax Deyfullah
4. Axmed Cismaan Ibraahim
5. Sacdiyo Careys Ciise
6. Maxamed Sheekh Aadan Hiiraale
7. Daahir Amiin Jeesoow
8. Cismaan Maxamed Cabdi Daallo
9. Maryan Cariif Qaasim
10. Axmed Aadan C/raxmaan
11. Saynab Maxamed Caamir
12. Axmed Aadan Axmed
13. Cismaan Libaax Ibraahim
14. Aweys C/laahi Ibraahim
15. Muumino Sheekh Cumar

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply