Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Gacan kudhiiglihii dilay gudoomiyihii odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan oo qirtay dembigiisa.

Gacan ku dhiiglihii horay u dilay gudoomiyihii odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa qirtay dembigiisa ayada oo uu dhawaanahaanba ku xirnaa xabsiga magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Taliyaha qeybta booliska Beledweyne Kornayl Isaaq Cali Cabdulle ayaa sheegay in eedeysanaha oo lagu magacaabo Mukhtaar Xasan Maxamed uu ka hor qirtay saraakiil milateri oo Soomaali iyo AMISOM isugu jira inuu ku dilay marxuumka amar ka soo baxay kooxda Al-Shabaab.

Eedaysanaha ayaa la xiray wax yar k

buy essay online cheap

adib dilkii gudoomiyihii golaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan Allaha u naxariistee Sheekh Muxumed Sheekh Xuseen (Marya-cadde)

Sheekh Marya cadde ayaa lagu dilay bartamaha magaalada Beledweyne 27kii bishii November maalin un kadib markii loo doortay xilka ah gudoomiyanimada golaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan.

Waa markii ugu horeysay ee lagu guulaysto in lasoo qabto gacan ku dhiigle dilay masuul katirsan odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ahaana gudoomiyihii odayaasha dhaqanka gobolkaas, ayada oo horay loo dilay gudoomiyihii hore ee odayaasha dhaqanka gobolkaas Allaha u naxariistee Dacar Xooshow.

Alshabaab ayaa inta badan beegsata masuuliyiinta dowlada Soomaaliya iyo weliba odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ay u aragto inay xiriir dhow la leeyihiin dowlada Soomaaliya.

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.