Wednesday, May 22nd, 2013

Gabay cusub oo uu tiriyay abwaan Nuuradiin Xaaji Yuusuf. (Gacma)

Gabey cusub oo la erow
(may Hilmaanteena)

Hisbiya ii leega
SYL Hogaanshoo 
baa Haayteenaa
Huwun kastabaa
DM ing Horeytey
may Hilmaanteena
ambo Howo ley
taawiya Haaytaan?
Hadal mabuuyoow
Haang soomaaliya
Hordhang ing ertey
Howl qobod ley 
Hormar laga derey
may Hilmaanteena 
ambo Howo ley
taawiya Haaytaan?
Halyeeyadii RRA
dalka Ha hurooyiba
Hilibkin ka roogee
Hor may siin diidii
reed ley ing Haataan,
may Hilmaanteena 
ambo Howo ley
taawiya Haaytaan?
hadalko ertiba
Hiila galeeya
afko Habogan
Habshan saaran
Hisaabtan laanga
may Hilmaanteena
ambo Howo ley
taawiya Haaytaan?
misga Hoo latuma
Heethis yaa fedaase
Hilibkoo intii eena
meeloo Haku jeedna
wiligana inis huraana
may Hilmaanteenaa
ambo Howo ley
taawiya Haaytaan?
Hurnimada markii 
soomaali Heli ii
Hada la roogooba
Helis laantiisaa
dadka unku Herney
may Hilmaanteenaa
ambo Howo ley
taawiya Haaytaan?
Hor waaba diidenaa
reed ley Haadasaana
ambo dad Haasid’e
Humaan ley jeel
intii noo Hor rogaan
may Hilmaantenaa
ambo Howo leey
taawiya haaytaan?
Hanraab ii ariir
Hilow yaa in qaba
uno o Hogaamiyal’e
soomaali Hormuud ing;e
Hindhooshoo saaraan
may Hilmaanteenaa 
ambo Howo ley 
taawiya Haaytaan?
Hagii loo yahaayeen
marwalba inti Helaano
dhulshoo Hanagsadaa
Hamiig ii Hiraaba
qalbishoo ka Haayaan 
may Hilmaanteena
ambo Howo leey
taawiya Haaytaan?

By: abwaan Nuurdiin Haji Yusuf “Gacma”

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply