Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

GAARIGA MUSTAQBALKA, WAA GAARI KULA HADLAYA, CAJIIB. BAL DAAWO FIIDIYOWGAAN.

Waagii baryaba waxbaad maqashaa oo aad aragtaaye, shirkada gawaarida sameysa ee NISSAN ayaa waxa ay sameysan gaarigii ugu horeeyay ee nooca Robotka ah oo Aadanaha la hadli kara.

Gaariga ayaa waxa uu leeyahay dareemayaal iyo kaamirooyin meela fog wax ka arki kara isaga oo tusaale ahaan aad weydiin kartid bal in meelaha gawaarida la dhigto ay ka ag dhowdahay meesha aad mareysid isagana uu jawaab sax ah ku siinayo.

Waxaa kaloo cajiib ah in gaarigana uu hurdada kaa kicinayo hadaad hurdootid adiga oo kaxeynaya gaariga.

Waxyaabaha kale ee uu gaarigani yari layaabka ku leeyahay ayaa waxaa kamid ah inaad u jeedin kartid meeshaad rabtid adiga oo aanan  cagaha gaariga dhaqaajin balse qaybtiisa kore dhankaad rabtid u wareejin kartid siina wadi kartid, tusaale adiga oo horay u socday hadaad damacdid inaad gadaal usoo noqotid, uma baahnaanaysid inaad gaariga wada wareejisid ee qaybta aad ku jirtid ayaad badhan taabanaysaa sidaas ayuuna afkii hore gadaan ugusoo jeesanayaa adiga oo sii wadan kara gaarigaaga.

Waxaa sidoo kale cajiib ah in gaarigaagu ku salaamayo marka aad gashid isaga oo ku oranaya ”Haye, magacaygu waa Pivo”

Gaariga ayaa waxa uu qaadaa hal qof keligiis taasoo micnaheedu yahay in darawalka oo keliya uu raaci karo gaarigaan yar oo magaciisauna yahay NISSAN PIVO.

HADABA HOOS KA DAAWO FIIDIYOWGA GAARIGAAN.

Baidoa media.


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


HALAAN KU REEB WIXII COMMENT AMA FAALO AH. MAHADSANID