Sunday, May 19th, 2013

Fanaanka weyn ee Aweys Khamiis Cabdalla oo fanka ka baxay. Daawo.

Fanaanka weyn ee Soomaaliyeed Aweys Khamiis Cabdalla oo hada loo bixiyay Sheekh Aweys Cabdalla ayaa sheegay inuu ka haray fanka isaga oo sidoo kalena sheegay inuu Alle uga towbad keenayo mudadii 30 sano ahayd ee uu fanka kusoo jiray oo uu sheegay inuu ku sugnaa xaalad aan wanaagsanayn.

Hoos ka daawo wareysiga Aweys Khamiis Cabdalla.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply