LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Fanaan King Khaalid iyo fanaaniin kale oo soo gaaray magaalada Muqdisho.(Sawiro)

Fanaanka Khaalid Shariif Axmed (King Khalid) iyo Fanaaniinta C/xakiin Fara yare iyo Xasan Cujeer Cajame oo kasoo kicitimay dalka Ingiriiska ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayada oo si diirana loogusoo dhaweeyay halkaas.

Fanaaniintaan ayaa waxaa garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo daweeyay masuuliyiin katirsan gobolka Banaadir, siyaasiyiin, dadweyne aad u fara badan una badan haween ka kala socday degmooyinka gobolka Banaadir.

Fanaanka King Khaalid ayaa uga mahad celiyay shacabkii soo dhaweeyay isaga oo sheegay inay ugu dambeysay magaalada Muqdisho mudo 20 sano ah.

Ma ahan markii ugu horeysay ee ay fanaaniinta Soomaaliyeed ee qurba joogta ah dalka soo booqdaan ayada oo ay horay usoo gaareen magaalada Muqdisho iyo qaybo kamid ah gobolada dalka fanaaniin badan.

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa soo hagaagayay mudooyinkii dambe ayada oo ay mararka qaarna ka dhacaan halkaas dilal qorsheysan.

generic viagra online pharmacy.com/fanaan-king-khaalid-iyo-fanaaniin-kale-oo-soo-gaaray-magaalada-muqdisho-sawiro/king3/” rel=”attachment wp-att-33106″>

Baidoa media.

zp8497586rq


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Comments are closed.