Thursday, May 23rd, 2013

Diddier Drogba oo soo magay gooshii Thomus Muller.

Cyaaryahan Diddier Drogba ayaa gooshii u horeysay isna u dhaliyay kooxdiisa Chelsea daqiiqadii 88aad ee cayaarta.

Goosha Diddier Drogba oo ahayd miduu madaxa ku dhaliyay ayaa ka dhigayso cayaarta oo weli socota mid bareejo ah 1-1.

Cayaarta caawa oo ah finalka European Champions league ayaa ah mid aad u xiisa badan islamarkaasna ay daawanayaan malaayiin dadweyne ah oo daafaha caalamka ku kala sugan.

 

Kalasoco baidoamedia.com wixii kusoo kordha cayaarta daqiiqad kastaba.

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply