Xildhibaan Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo kamid ah musharaxiinta ugu cad cad ee u taagan guddoonka baarlamaanka ayaa si weyn loogu sacaba tumay markii uu waxqabadkiisa ka hor jeedinayay xildhibaanada cusub ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Prof. Jawaari ayaa waxa uu kamid yahay siyaasiyiinta sida weyn loogu maleynayo inay ku guuleysan karaan gudoomiyanimada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho Prof. Jawaari waxaa soo buux dhaafinayay xildhibaano iyo siyaasiyiin u muujinayay xildhibaanka taageerada ay u hayaan.
KU DHUFO HALKAAN SI AAD U DHEGAYSATID KHUDBADA JAWAARI
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com