Sunday, May 19th, 2013

Dhegayso malaaq Xasan Cumar iyo suldaan Warsame Suldaan Caliyow Ibrow oo lagu dheganyahay.

Suldaanka beehs Jiido ee Digil iyo Mirifle ayaa waxaa dacwado kusoo oogay dad katirsan beesha Jiido ayada oo lagu eedeeyay inuu adeerkiis Saalim Caliyow Ibrow kusoo daray liiska xildhibaanada cusub ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Dhanka kale, malaaqa beesha Xariin ayaa waxaa soo eedeeyay siyaasiyiin katirsan beesha, malaaq Xasanow Cumarow Xasan ayaa lagu haystaa inuusan wadatashi la yeelan beesha Xariin kahor intii aanu qorin magacyada xildhibaanada cusub, balse malaaq Xasan Cumar ayaa eedayntaas iska diiday isaga  oo ku adkeystay go’aankiisa.

Hoos ka dhegayso eedaymaha iyo is difaaca.

HALKAAN KU DHUFO SI AAD U DHEGAYSATID1

 

 

 

Baidoa media.


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply