Magacyada Gudiga Afurinta Masjid Jaamaca Baydhabo 1-Gudomiye: Sh.Nuur Dheere tell: 0615593718 2-Kuxigeen Shariif Cabdalla Eelaay : 0615578320 3-Xiriiriye Bashiir Maxamed Aadan 0615590121 4-Maxamed Sh.Aadam 5- Macaani Sh.Sahal 6- C/Rashiid Sh .Maxamed Tarafiko

LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

Dhegayso gabaygii ‘Koonfureey Caqli keen’ iyo abwaan Faarax Murtiile.

Gabayga Faarax Murtiile ayaa waxa uu noqonayaa gabay kii ugu horeeyay oo uu ku jeediyo meel kumanaan dad ah ay joogaan. Gabayga ayaa taabanayo dhinacyo badan oo ah taariikhda sooyaalka Soomaaliyeed gaar ahaan wixii kadambeeyay xornimadii dalka Soomaaliya iyo weliba maamuladii dalka soo maray.

Gabayga ayaa ay dad badani aad u jeclaysteen isaga oo weliba si gaar ah ula hadlayo dadka koonfurta Soomaaliyeed ee kunool koonfurta Soomaaliya si ay u joojiyaan colaada daba dheeraatay ee ay dadka badani kuhoobteen.

 

Hoos kadhegayso gabayga.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

Aadan Xasan Maxamed.

Baidoa Media, Rotterdam, Holland.

 


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


One Response to Dhegayso gabaygii ‘Koonfureey Caqli keen’ iyo abwaan Faarax Murtiile.

  1. muhiima says:

    masha alaah farax murtiila waa gabey aad u macan badna waaye wad mahadsantihin adan xsan iyo webka baidoameidoa

HALAAN KU REEB WIXII COMMENT AMA FAALO AH. MAHADSANID