Friday, May 24th, 2013

Dhegayso barnaamishka cayaaraha oo xiisa gaar ah leh maanta.

Barnaamishka cayaaraha oo uu inta badan noosoo diyaariyo wariye Aadan Xasan Maxamed, ayaa waxa uu todobaadkaan leeyahay xiisa gaar ah kaasoo inta badana ku saabsan cayaartii xiisaha badnayd ee dhex martay kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich.

 

 Halkaan ka dhegayso.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 

 

Aadan Xasan Mxamed

Baidoa media, Holland.

 

 


Nagala Soo Xiriir

dhagacade2@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply