Dhegaystayaal waxaan idiinsoo gudbinaynaa barnaamishkeenii faaqidaada cayaaraha oo uu maalinkastaba inoosoo diyaariyo wariye Aadan Xasan Maxamed.
Barnaamishka ayaan ugu talagalnay innaan idiinkusoo gudbino cayaaraha koobka qaramada qaarada Afrika oo ka dhacaya dalka Koonfur Afrika.
Barnaamishka cayaaraha ayaa ku baxaya luuqada Maayga ayada oo aan idinka haqabtiri doono cayaaraha koobka qaarada Afrika hadba heerka ay marayaan.HOOS KA DHEGAYSO BARNAAMISHKA CAYAARAHA EE BAIDOA MEDIA..HALAAN KA DHEGAYSO BARNAAMISHKA CAYAARAHA IYO WARIYE AADAN XASAN MAXAMED
Baidoa media Sport.
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com