LIVE RADIO

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

SOMALI LINKS

DHEGAYSO BARNAAMISHKA CAYAARAHA IYO WARIYE AADAN XASAN.

Dhegaystayaal waxaan idiinsoo gudbinaynaa barnaamishkeenii faaqidaada cayaaraha oo uu maalinkastaba inoosoo diyaariyo wariye Aadan Xasan Maxamed.

Barnaamishka ayaan ugu talagalnay innaan idiinkusoo gudbino cayaaraha koobka qaramada qaarada Afrika oo ka dhacaya dalka Koonfur Afrika.

Barnaamishka cayaaraha ayaa ku baxaya luuqada Maayga ayada oo aan idinka haqabtiri doono cayaaraha koobka qaarada Afrika hadba heerka ay marayaan.HOOS KA DHEGAYSO BARNAAMISHKA CAYAARAHA EE BAIDOA MEDIA

 HALKAAN KA DHEGAYSO BARNAAMISHKA CAYAARAHA EE RADIO BAIDOA


NAGALASOO XIRIIR

baidoamedia@hotmail.com

info@baidoamedia.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>