Dhegaystayaasha qiimaha iyo qaayaha lahow, waxaan halkaan idiinkasoo gudbinaynaa barnaamishkeenii cayaaraha oo uu aalaaba inoosoo diyaariyo wariye Aadan Xasan Maxamed.
Barnaamishka ayaa waxa uu maanta leeyahay xaasa gaar ah maadaama cayaaraha koobka qaramada qaarada Afrika ay marayaan heer dhamaad ah iskugunasoo hareen dalal dhamaantoodba wada xoogan.
Barnaamishka ayaan sidoo kale kaga hadalnaa cayaaraha ka dhaca qaarada Yurub.
HOOS KA DHEGAYSO BARNAAMISHKA CAYAARAHA
HALKAAN KA DHEGAYSO BARNAAMISHKA CAYAARAHA EE RADIO BAYDHABO
dhagacade2@hotmail.com
info@baidoamedia.com